CABINET STRATEGIC

DIRECTION FORUM/WORKSHOP

16-18

October 2023

Decale Hotel

Mogadishu Somalia

Aqoon is weydaarsiga Istaraatiijayadeed ee Golaha Wasiirada

Soomaaliya waa waddan hodan ah oo leh kheyraad aad u baaxad weyn iyo bulsho u badan dad dhallinyaro firfircoon ah. Kheyraadkan iyo cududaan da’da yar ayaa ah kuwo aan sidii la rabay looga faa’iideysan sababo laxiriira in waddanku la tacaalayo caqabado badan oo la xiriira dhinacyada dhaqaalaha, arimaha bulshada, siyaasadda, deegaanka iyo amniga.  Inkastoo Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamiga ay sameeyeen dadaalo wadajir ah si wax looga qabto caqabadaha kor ku xusan, haddana waxaa jirta baahi wayn oo loo qabo in dadaaladan loo beddelo kuwo mira dhal ah oo keena horumar waara oo dhaqan-dhaqaale. Si loo gaaro arimaha kor ku xusan ee horutabinta uleh horumarka dhaqan-dhaqaale ee Qaranka, waxaa lagama maarmaan noqotay in la sameeyo jiheyn istaraatijiyadeed (strategic direction) oo leh hiigsiyo cad cad. Hadaba, Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka jawaabaya baahida loo qabo in la sameeyo Jiheyn istaraatijiyadeed ayaa qabanqaabinaya kulan Aqoon-is-weydaarsi Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada Qaranka. Ujeedada guud ee Aqoon-is-weydaarsigan ayaa ah in la qabto dood cilmiyeed heerkeedu sareeyo oo dhexmarta Golaha Wasiirada Soomaaliyeed oo ay wehliyaan xeeldheereyaal ka kala yimi dalka iyo dibadaba. Aqoon is weydaarisigaan ayaa la filayaa iney kasoo baxayaan aragtiyo cad cad oo lagu mideysan yahay dhanka jihaynta mustaqbalka dalka oo ku salaysan Qorshaha Horumarinta Qaranka (National Development Plan).  Inta uu socdo Aqoon-is-weydaarsigu, dooduhu waxay noqon doonaan kuwo xog ku salaysan iyadoo la isticmaalayo habab casri ah oo lagu ogaanayo waxyaabaha iyo qaababka ugu waxtarka iyo saamaynta badan ee horumarinta qaranka. Sidaas darteed, soo bandhigidda Aqoon-is-weydaarsiga Jiheynta Istiraatiijiyadeed ee Golaha Wasiirada ayaa muhiim u ah jihada Soomaaliya beegsanayso sanadada soo socda iyadoo lagu lafa-gurayo Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo Barnaamijka Xukuumadda.

Hadaba Ujeedooyinka gaarka ah ee aqoon is weydaarsiga waxaa ka mid ah:

  1. Iswaafajinta Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo Waxqabadka Sanadlaha ah ee Xukuumadda: Sanadihii la soo dhaafay, Soomaaliya waxay si cad u qeexday Qorshayaasha Horumarinta Qaranka (NDP), kuwaas oo ujeedadoodu tahay in la dejiyo waddo soo kabasho iyo horumar waara lagu gaaro. Hiigsiyada ku qoran Qorshaha Qaranka ayaa diiradda saaraya dhinacyada sida maamulka, kobaca dhaqaalaha, horumarinta bulshada, iyo Siyaasadda loo dhanyahay.
  2. Is-waafajinta Hiigsiga Istiraatiijiga ah: Waxaa muhiimad wayn leh isku dubaridka qorsheyaasha iyo hindiseyaasha ka socda qaybaha kala duwan ee Dowladda si ay ula falgalaan aragtida guud ee Xukuumadda. Aqoon-is-weydaarsigan waxa uu u gogol xaarayaa Hannaan ku dhisan taaba-gelinta go'aan-qaadashada Ku dhisan Halbeegyada Waxqabadka Muhiimka (Key Performance Indicators – KPIs). oo la isku raacsan yahay. Hannaankan oo ka turjumaaya himilooyinka Dowladda iyo kuwa Shacabka Soomaaliyeed.
  3. Go'aan Qaadasho ku Dhisan Xog: Aqoon-is-weydaarisigan wuxuu kor u qaadayaa isticmaalka xogta si loola socdo horumarka iyo xogta lagu dhisayo go’aamada. Tani waxay kobcin kartaa samaynta siyaasad xaqiiqo ku salaysan, taasoo u fududeyneysa xukuumadda inay qiimeeyso isbeddelada Horumarineed ee Qaranka.

Aqoon isweydaasigan oo ay hagayaan khuburo ka iman doonta dalka iyo dibadaba, wuxuu ka dhici doonaa Decale Hotel, Mogadishu, taariikhdu markay tahay 16ka – 17ka Oktoobar 2023. Wixii faah-faahin dheeri ah ee ku Saabsan Aqoon-is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada waxaad ka dheehan kartaan mareegtan: https://cabinetworkshop.ipm.gov.so/  

About the Cabinet Workshop

Somalia is a nation of immense potential, rich in resources and teeming with a youthful, vibrant population. However, this potential remains largely untapped, with the country grappling with numerous challenges spanning economic, social, political, and environmental domains. Over the years, various domestic and international actors have made concerted efforts to address these challenges. Yet, to transform these efforts into sustainable development and progress, a clear strategic direction is required.

Oct 16-18 2023

Our Event Schedule

08:00 AM- 9:00 AM #Decale Hotel

Arrival and Registration

Arrival at workshop Hall Registrations, All

Arrival at workshop Hall Registrations, All

9.00 AM – 9.15 AM #Decale Hotel

The Way Forward for Somalia’s Transformation and Purpose of the Cabinet Strategic Direction Forum/Workshop

PIC HE Hamza Abdi Barre, Prime Minister of the Federal Government of Somalia

PIC
HE Hamza Abdi Barre,
Prime Minister of the Federal Government of Somalia

9.30 AM – 9.45 AM #Decale Hotel

Remarks from Donors, Ambassadors

All

All

9.45 AM – 10.00 AM #Decale Hotel

Today’s Objectives: Somalia’s Vision and Aspirations for the Future

PIC HE Hassan Sheikh Mohamud, President of Federal Republic of Somalia

PIC

HE Hassan Sheikh Mohamud,
President of Federal Republic of Somalia

10.00 AM – 11.00 AM #Decale Hotel

Key Prerequisites for National Reform & Transformation: What It Takes To Do Real Reforms & Transformation

PIC HE Idris Jala, Former Minister in the Prime Minister’s Office, Malaysia

PIC

HE Idris Jala,
Former Minister in the Prime Minister’s Office, Malaysia

11.00 AM – 12.30 PM #Decale Hotel

Other Reform and Transformation Experience: What Was Done to Come Out of the HIPC Crisis

PIC HE Idris Jala, Former Minister in the Prime Minister’s Office, Malaysia

PIC

HE Idris Jala,
Former Minister in the Prime Minister’s Office, Malaysia

12.30 PM – 1.30 PM #Decale Hotel

Prayer and Lunch

All

All

12.30 PM – 2.30 PM #Decale Hotel

Group Breakout Session

PIC PEMANDU Associates

PIC
PEMANDU Associates

2.30 PM– 3.30 PM #Decale Hotel

Simulation Exercise and Plenary Discussion

PIC PEMANDU Associates

PIC
PEMANDU Associates

3.30 PM – 4.30 PM #Decale Hotel

Reflection and Conclusion

PIC PEMANDU Associates

PIC
PEMANDU Associates

4.30 PM – 5.00 PM #Decale Hotel

Closing Remarks

PIC HE Hamza Abdi Barre, Prime Minister of the Federal Government of Somalia

PIC
HE Hamza Abdi Barre,
Prime Minister of the Federal Government of Somalia

8:00 AM - 9:00 AM #Decale Hotel

Arrival at workshop Hall Registrations

Arrival at workshop Hall Registrations

Arrival at workshop Hall Registrations

9.00 AM– 10.30 AM #Decale Hotel

Sectoral Discussions and Way forward for the transformation Program

PIC: PEMANDU Associates

PIC:
PEMANDU Associates

10.30 AM – 11.00 AM #Decale Hotel

Break

All

All

11.00 AM – 12.30 PM #Decale Hotel

Country Assessment: Security Overview, Economic Report, Social Review, and Good Governance

Somali Experts

Somali Experts

12.30pm – 1.30pm #Decale Hotel

Break/ Prayers / Lunch

Break/ Prayers / Lunch

Break/ Prayers / Lunch

1.30 PM– 2.30 PM #Decale Hotel

President’s Session

PIC: HE Hassan Sheikh Mohamud, President of Federal Republic of Somalia

PIC:
HE Hassan Sheikh Mohamud,
President of Federal Republic of Somalia

2.30pm – 3.30pm #Decale Hotel

Prime Minister’s Session

PIC: HE Hamza Abdi Barre, Prime Minister of the Federal Government of Somalia

PIC:
HE Hamza Abdi Barre,
Prime Minister of the Federal Government of Somalia

03:30 PM - 04:30 PM #Decale Hotel

Reflection and Conclusion

Reflection and Conclusion

Reflection and Conclusion

04:30 - 05:00 AM #Decale Hotel

Closing

PIC: HE Hamza Abdi Barre, Prime Minister of the Federal Government of Somalia

PIC:
HE Hamza Abdi Barre,
Prime Minister of the Federal Government of Somalia

08:30 - 09:00 AM #Decale Hotel

Arrival at workshop Hall Registrations

Arrival at workshop Hall Registrations

Arrival at workshop Hall Registrations

09:00 - 12:30 PM #Decale Hotel

ALL DAY | DEEP DIVES | BREAKOUT SESSIONS

Each group will be tasked with brainstorming and discussing strategies for transformation in their respective areas: • GROUP

Each group will be tasked with brainstorming and discussing strategies for transformation in their respective areas:

GROUP 1: Strategies for Transforming Somalia’s Security and Rule of Law Sector: This session will focus on identifying practical strategies for improving Somalia’s security situation and strengthening the rule of law.

GROUP 2: Roadmap for Economic Transformation: Participants will discuss the economic challenges facing Somalia and brainstorm potential solutions and strategies for sustainable economic growth.

GROUP 3: Plans for Social Transformation: This session will focus on the social issues identified in Day 1 and explore strategies to address these issues and promote social development.

GROUP 4: Political Transformation Strategies: This group will examine the political issues facing Somalia and devise strategies to ensure political stability and strengthen democratic institutions.

GROUP 5: Holistic Government Transformation: This session will explore the overall transformation of the government, from enhancing transparency and accountability to improving public service delivery.

Conclusion of Day 3: The day will end with each group presenting a brief summary of their key findings and proposed strategies.

01:30 - 2:30 PM #Decale Hotel

Closing Remarks

Dr. Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia

Dr. Hassan Sheikh Mohamud President of Somalia

Workshop Speakers

Meet Our First Speakers

Dr. Hassan Sheikh Mohamud

President of Somalia

Hamza Abdi Barre

Prime Minister of Somalia

Speakers from PEMANDU Associates

Dato’ Sri Idris Jala
Larvin Rengasamy
Ridzwan Hamzah
Ong Teck Peng  (Sean)

Welcome Cabinet Workshop

workshop Sponsors

How to reach

Direction to the Worshop

Address

Decale Hotel Mogadishu Somalia